Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay xiliga rasmiga ah ee hawl galka ATMIS uu ka bilaabmayo Soomaaliya, iyadoo AMISOM meesha laga saarayo.

Hawl-galka nabad ilaalinta ku meel gaadhka ah ee ATMIS ayaa bilaabmaya bisha April ee sanadkan, sida uu sheegay agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga dawladda Soomaaliya.

ATMIS waxa maal galinaya Midawga Yurub iyadoo mudada la siiyay ay tahay dhammaadka sanadkan 2022.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga