Dawladda Soomaaliya ayaa maanta adduun lacageed oo ku dhaw $15 million ku wareejinaysa Somaliland.
Lacagtan ayaa ah $3 million oo Soomaaliya ay si toos ah u bixinayso iyo $11.7 million oo hore ay deeqaha caalamiga ah ugu qorsheeyeen Somaliland.
Soomaaliya waxay dalbatay wefti yimaada Hargeysa, balse dastuurka Somaliland ayay ku qorantahay in madaxda Soomaaliya aanay iman karin Somaliland.