Madasha xisbiyada qaran ayaa ku dhawaqay inu gabi ahaanba uu burburay wada hadalladii ay la fureen madaxweyne Farmaajo, kadib markii ay sheegan inuu madaxweyanuhu kaga baxay Dhammaan ballamihii ay galeen sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saareen.

20-kii bishii tagtay ee November, ayay ahyeed markii ay wadahadal galeen qaar ka mid ah madasha xisbiyada qaran iyo madaxweyanaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, Waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeya adduunka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga