Dawladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ka wada hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen iskaashiga difaaca ee labada waddan.

Magaalada Muqdisho ayuu ka dhacay kulan u dhexeeyay wasiirka difaaca ee Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji, iyo danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

Kulankan ayaa imanaya xili uu sii xoogaysanayo xidhiidhka Shiinaha iyo Soomaaliya, iyadoo dhawaan uu deeq ballaadhan Shiinuhu gaadhsiiyay dalka Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga