Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa u codeeyay qaraar ka dhan ah dawladda Ruushka oo lagu cambaaraynayay.
Kulan gaar ah oo ay yeesheen wadamada xubnaha ka ah Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay Ruushka iyadoo 141 waddan ay u codeeyeen.
Wadamada Pelarus, North Korea, Eritrea iyo Syria ayaa taageeray Ruusha halka 35 waddan ay ka aamuseen.