Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa wada hadal yeeshay iyadoo wasiirada arimaha dibadda ee labada dawladood ay wada xidhiidheen.

Wasiirka arimaha dibadda ee Cuba Bruno Rogriguez ayaa dhigiisa Soomaaliya Danjire Cawad khadka telefanka kala hadlay isagoo kala xaajooday sidii loosii dayn lahaa dhakhaatiir u dhalatay dalka Cuba oo ay haystao alShabab.

AlShabab ayaa muddo sanad ka hor ah dhakhaatiirta ka afduubatay gudaha dalka Kenya iyagoo sida la sheegay ula tallaabay gudaha Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga