Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka khatar badantahay Afkaanistaan.

Wadamada Yemen, Suuriya, Soomaaliya iyo Ciraaq ayay sheegtay Avril Haines in ay imika ka halis badanyihiin Afkaanistaan dhanka kooxaha argagixisada marka la eego ee ka hawl gala wadamadaas.

Maraykanka ayaa u muuqda mid ka baxsanaya eedaha ah in uu Afkaanistaan si khaldan uga baxay, wuxuuna difaacayaa in aanay Afkaanistaan ka jirin khatar argagixiso oo laga cabsan karo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga