A Somali man is seen wearing a face mask as a preventive measure against COVID-19, along the streets of Mogadishu, capital of Somalia, April 13, 2020. (Xinhua/Hassan Bashi)

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in la helay 22 Kiis oo ah Coronavirus.

Qoraalka ay wasaaraddu soo gelisay baraheeda Coronavirus ayaa u dhignaa sida tan:

 

’26 May 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

>Kiisaska maanta la xaqiijiyay: 22
> Somaliland: 14
> Benadir: 5
> Jubbaland: 1
> South West: 1
> Hirshabelle: 1

> Lab: 11
> Dheddig: 11
> Bogsaday: 18
> Dhimasho: 1

”26 May 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 22
> Somaliland: 14
> Benadir: 5
> Jubbaland: 1
> South West: 1
> Hirshabelle: 1

> Male: 11
> Female: 11
> Recovery: 18
> Death: 1”

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga