Soomaalida ku dhaqan waddanka Ingiriiska ayay lasoo daristay cabsi xoogan, iyadoo dadka cunsuriyiinta ah ama deegaanada uu meteli jiray xildhibaankii la dilay ay beegsanayaan bulshada asalkoodu yahay Soomaalida.

Xildhibaan David Amess ayuu dilay wiil 25-jir Soomaali ah, oo haystay dhalshada dalka Ingiriiska, arinatas oo walac xoogan iyo cambaarayn ay u jeediyeen dadka Soomaalida iyo hagaamiyayasha muslimiinta ee UK.

Dadka qaar ayaa sheegaya in ay la kulmeen hanjabaado ka dhan ah Soomaalida, taas oo dadka caddaanka ahi ay ku kacayaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga