Dad Soomaali ah ayaa lagu laayay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika ee ka dhashay xadhiga madaxweynihii hore ee dalkaas, Jacob Zuma.

Illaa afar nin oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda iyadoo magacyadooda lagu kala sheegay; Nuur Cali, Mahad Ciise, Maxamuud Qoojo, iyo  Goosaar Ganeey.

Koonfur Afrika ayaa ka mid ah meelaha sida wayn loogu waxyeeleeyo dadka Soomaalida ah waxaana halkaas lagu laayay boqolaal Soomaali ah sanadihii lasoo dhaafay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga