Somaliland oo xukunno dil ah fulisay

Somaliland waxay maanta fulisay xukuno dil ah kadib muddo ay maxaabiista la dilay ku jireen xabsiyada gudaha Somaliland.
Maxaabiista la laayay ayay magacyadoodu kala ahaayen:
1- Yaasiin Maxamed Yuusuf
2-Sharmaarke Sahal Oogle
3-Quulle Maxamed Cilmi
4-Khaalid Cabdi Xaydar
5-khadar Maxamed Warsame
6-Cabdikariim Maxamed Mahdi.
Dilka toogashada ayaa ka dhacay duleedka Mandheera oo ah xabsiga inta la geeyo maxaabiista dilka lagu xukumo ama sanadada badan lagu xukumo. Waxaana loo haystay in ay dad hore u laayeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga