Somaliland waxay 7 sanno ka dib wefti kale u dirtay dalka Soomaaliya, si ay u gaadhsiiyaan caawimo.

Weftiga ayuu ujeedkoodu yahay sidii ay deeq u gaadhsiin lahaayen dadkii ay barakiciyeen fatahaadaha webiga Shabeele ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Saaka ayay ka dhoofeen madaarka Egal ee magaalda caasimadda ah ee Hargeyaa.

Marka la isku daro, waxay sidaan aduun lacageed oo ka badan nus malyuun dollar ama $600,000.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga