Somaliland Ayaa Ka Hadashay Dagaal Subaxnimadii Saaka Ka Dhacay Degaanka Tuka Raq, iyaga Oo Dawlada Soomaaliya Ku Eedeeyay In Ay Ka Dambayso Dagaalkaasi.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/Raxmaan Guri-Barwaaqo Ayaa Sheegay In Sababta Loo Soo Wareeray Tahay Inay Doonayeen Inay Ka Faa’Iidaysta Inta Lagu Mashquulsan Yahay Daad Gureynta Dadkii Duufaantu Ku Wax-Yeelaysay Goboladda Galbeedka Somaliland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga