Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga, ayaa ka warbixisay, roobab duufaano watay oo saacadihii ugu danbeeyay somaliland ka da’ayay iyo khasaarahay gaysteen.
Wasirka ayaa sheegtay inay robabkaasi gaysteen khasaare maal sida guryo ay ka qaadeen saqafka sare iyo xoolo ay qaateen.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga