Wararkii ugu danbeeyay ee Duufaantii ”Pawan” taasoo roobab xoogan wadatay, ayaa saaka la sheegayaa in ay ku baaba’day xeebta Ceelsheekh.

Hayeeshee, khubarada saadaasha ayaa sheegaya , in goor dhaw oo maanta ah ay dib uga soo kacayso ama uga bilaabmi karto xeebta Saylac dhinaca biyaha caalamiga ah oo ay usocon doonto xagga dalka Jamhuuriyadda Djibouti.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga