Wadamada dunida ee Muslimiinta ugu badani ku dhaqan yihiin ayaa siyaabo kala duwan loo yidhaahdaa Ciid Wanaagsan.

Wadamada ayaa sidan u kala duwan:

Soomaali: Ciid wanaagsan.

Carabi عيد مبارك

Ingiriisi: Eid Mubarak.

Ruush: праздником Рамазан Хайит

Shiiniis: 开斋节快乐

Perisan: عید شما مبارک

Indonesian: Selamat Hari Raya Idul Fitri

Hindi: ईद मुबारक

Turki: Ramazan Bayramınız Mübarek olsun

Afkaanistaan: Akhtar de nekmregha sha

Albanian: Gëzuar Bajramin

Kurdish: Cejna we pîroz be

Malaysia: Selamat Hari Raya

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga