Waxa go’aamo lagasoo saaray shirweyne u dhaxeeyay beelo wada dega Somaliland, kaas oo mudooyinkii danbe ka socday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Shirka ayaa lagaga hadkayay arimo ay udub-dhexaad u ahaayeen turxaan bixin iyo is-laab-xaadhasho dhex marta labada beelood, dhammaystirka nabadda gobolka Sanaag, horumarinta deegaanad labada beelood wada degaan, iyo xaaladda guud ee Somaliland.

Qodobada shirka kasoo baxay halkan ka akhriso:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga