Maanta Ayaa La Filayaa In Magaalada Muqdisho Laga Daah Furo Shirweyne lagaga hadlayo Dib-U-Eegista dastuurka Qabyo Qoraalka ah ee Soomaaliya,

Shir-Weynaha Qaran Ee Dastuurka Ayaa Socon Doona Ilaa 15-Ka Bishan May, Waxaana Kasoo Qaybgeli Doona In Kabadan 300 Oo Qof.

Sidoo Kale Waxaa Ka Soo Qaybgeli doona Xubno Badan Oo Kamid Ah Ururada Bulshada Rayidka Ah Iyo Qurbojoogta Soomaaliyeed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga