Shirweyne u dhaxeeya beelo wada dega deegaano ka mid ah Somaliland ayaa saaka ka furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Shirkan ayay labada beelood oo kala ah Garxejis iyo Habarjeclo ay sheegeen in ay kaga wada hadlayaan danahooda gaarka ah, isla markanaa kaga arinsayaan arimaha u dhaxeeya.

Magaalada Burco oo ah deegaan ay ood-wadaag ku yihiin ayaa martigalinaysa shirka, waxaana si wayn loo sugayaan natiijada kasoo baxda shirkan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga