Shirqool lagu rabo in lagu khaarajiyo madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysalwasaaraha ayay ka digtay hay’adda sirdoonka ee NISA.
NISA waxay ku warantay in ay madaxweynaha iyo raysalwasaaraha u gudbisay digniinaha ay heleen ee ku aadan shirqoolka ka dhanka ah.
AlShabaab ayay NISA ku eedaysay in ay wado shirqoolka ka dhan ah madaxda ugu saraysa Soomaaliya.