Madaxda dawlad goboleedyada Soomaaliya ayaa badi gaadhay magaalada Muqdisho oo uu ka furmayo Shirka Wadatashiga ee heer qaran.

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele ayaa imika ku suagn Muqdisho iyadoo madaxweynayaasha saddexda ah ee hadhayna ay maanta ka degi doonaan garoonka Aden Cadde sida qorshuhu yahay.

Shirka Wadatashiga ayuu hore ugu baaqay raysalwasaare Rooble waxaana taageeray Beesha Caalamka, madaxda dawlad goboleedyada, iyo Golaha Midawga Murashaxiinta.

Shirka ayaa furmi doona todobaadkan sida qorshuhu yahay, waxaana wararka soo kordha aad kala socon doontaan SAABTV.COM.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga