Shirka wada-tashiga maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa saaka si ramsi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas, waxaana kasoo qayb galay ergooyin kala duwan oo ka kala yimi deegaano kala durugsan.

Dawladda federaalka ayaa soo dhawaysay shirka, iyadoo wasiirka arimaha dibaddu uu sheegay in madaxweynaha iyo rayslawasaaruhuba ay soo dhaweeyeen shirka.

Shirka ayaa la sheegay in lagag aarinsanodoono arimaha maamulka Puntland iyo deegaanadiisa. Wuxuu kusoo beegmayaa xili uu khilaaf aad u xoogani ka dhex taaganyahay maamulka Puntland iyo dawladda federaalka oo arimo dhawr ah isku haya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga