Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta kasii socon doona magaalada Muqdisho, iyadoo shalay si rasmi ah loo daah furay.

Furitaankii Shirka ee shalay ayaa u badnaa is laab xaadhasho iyo in ajandaha la isla qaato.

Maanta ayaa la gudo gali doonaa qodobada ugu muhiimsan ee hor yaala madaxda uguna muhiimsayihiin doorashooyinka iyo sidii loo xalin lahaa mad madawga doorashada.

Berri ayaa la filayaa in Shirka lasoo xidho kadib maanta iyo berri oo doodaha ugu wayn la gali doono.

 

WARARKA SHIRKA KALA SOCO SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga