Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomaaliland ayaa waxa Goor Dhaweyd ka Furmay Shir ay Gadhwadeen Ka Tahay Waakaladda Biyaha Somaliland.

Shirkan oo ay goob Joog Ka Yihiin wasiiradda Arrimaha Gudaha, Macdanta, Isgaadhsiinta, Duqa Hargeysa iyo Ku Xigeenka Duqa Caasimadda ayaa inta uu socdo Waxa diirada lagu saarayaa Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Xadhkaha Laydhka iyo Telefoonada oo caqabad ku ah Biyo Balaadhinta Caasimadda.

Maxamed Cali Daarood oo ah Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa oo shirkaasi Furay ayaa ku dheeraaday Culayska ay Hawsha Biyo Gelinta Caasimadda Ku Hayaan.

 

Warkan oo Faahfaahsan Goor Dhaw La Soco.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga