Dawladda Shiinaha ayaa markii ugu horaysay ka hadashay in ay danaynayso saldhig ay Soomaaliya ka samaysato.

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo waraysi siinayay warbaahinta Goobjoog ayaa sheegay in ay been abuur tahay warka sheegaya saldhig ay Soomaaliya ka samaysanayaan, wuxuuna xusay in wakhtigan ay Soomaaliya kala shaqaynayaan soo kabashadeeda.

Taliyaha AFRICOM ee Maraykanka ayaa dhawaan sheegay in Soomaaliya iyo Shiinuhu ay ka wada shaqaynayaan sidii SHiinuhu saldhig uga yagleeli lahaa gudaha Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga