Dawladda Shiinaha ayaa diyaaradihii ugu badnaa ee kuwa dagaalka ah u dirtay aaga difaaca ee Taywan, taas oo walaac xoogan ay ka muujisay dawladda Taywan.

Waa dhoola-tus ballaadhan iyadoo 39 diyaaradood ay galeen hawada Taywan, wuxuuna Shiinuhu muujinayaa weli in uu leeyahay jasiiradda yar ee uu sheegto ee Taywan.

Taywan ayaa taageero xoogan ka hesha Maraykanka, inkasta oo Shiinuhu uu u arko gobol ka mid ah dalkaas.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga