Taliyaha Ciidammada Isku Dhafka Ee Gobolka Mudug iyo Sarkaal Ka Tirsan Millateriga Cidamada Galmudug Ayaa Ku Dhintay Qarax Koor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo,

Inta La Xaqiijiyay Illaa Seddax Askeri Oo Kale Ayaa Qaraxaasi Lagu Dilay. Sidoo Kale Dad Rayid Ah Ayaa Loo Maleynayaa In Qaraxaasi Ay Ku Dhinteen. Waxaana Jira Dhaawacyo La Geeyay Cisbitaalka Magaalada.

Wararka Nagasoo Gaadhaya Magaaladda Gaalkacyo Ayaa Sheegayaa In Qof Waxyaabo Qarxa Iskusoo Xidhay Uu Ka Dambeeyay Qaraxa, Mana Jirto Cid Sheegatay Masuuliyadda.

Waanu Idiinsoo Gudbin Wixii Wara Ee Kasoo Kordha Qaraxaasi

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga