Danjirihii Talyaaniga u fadhiyay dalka Congo, ayaa la dilay xilli uu saarnaa kolonyo Qaramada Midoobay lahayd.
Madaxwaynaha Talyaaniga, Sergio Mattarella, wuxuu falkaasi ku tilmaamay inuu yahay ”Weerar fulaynimo”.
Dhacdada ayaa dhacday saaka abaara 10:15 AM, sida ay sheegayaan wararku.
Weerarka lagu khaarajiyay danjirihii Talyaaniga ee DRC, ayaa dhacay xilli uu la socday kolanyo ay lahayd haayadda WFP.
SAAB TV, isha warka laga helo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga