Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Ayaa Markii Ugu Horeysay Sheegay In Israa’Iil Ay Xaq U Leedahay In Ay Dal Yeelato.

Amiir Bin Salmaan Ayaa Wargayska Maraykanka Ka Soo Baxa Ee Atlantic U Sheegay In Falastiiniyiinta Iyo Israa’Iilba Ay Si Siman Ugu Qalmaan In Ay Yeeshaan Dhul Ay Leeyihiin.

Sacuudiga Si Rasmi Ah Uma Aqoonsana Dawladda Israa’Iil, Laakiin Waayadan Dambe Waxaa Soo Hagaagayay Calaaqaadkooda Dahsoon.

Sacuudiga Iyo Israa’Iil Waxaa Ay Halista Ugu Wayn Ee Dibadda Kaga Soo Fool Leh U Arkaan Iiraan Iyo Malayshiyaadka Jihaadddoonka Ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga