Diyaarad Duqaysay Gob Kamida Caasimadda Dalka Yemen Ayaa Dishay Daraasiin Ka Mid Ah Fallaagada Xuutiyiinta Oo Ay Ku Jiraan Ugu Yaraan Laba Sarkaal, Sida Lagu Sheegay Telifishinka Sacuudiga.
Telefishan Laga Leeyahay Dalka Sacuudiga Oo Lagu Magacaabo Al-Carabiya Ayaa Sheegay In Laba Ruux Oo Ka Mid Ah Kooxaha Mucaaradku Ay Ku Dhinteen Weerara Lagu Qaaday Magaalada Sanca Habeenkii Jimcaha.
Tv-Ga Al-Carabiya Ee Dalka Sacuudiga Ayaa Sheegay In Guud Ahaan 38 Mucaarada Lagu Dilay Weerarka Dhisme ay ku lahayeen Xuutiyiintu Badhtamaha Magaalagada Sanca,
Isbahaysiga Dawladaha Carabta Ee Uu Hoggaaminayo Sacuudi Carabiya Ayaa Billaabay Olole Millatari Sannadka 2015 Si Looga Guulaysto Xuutiyiinta Isla Markaana Dib Loogu Soo Celiyo Dawladda Yemen,