Doorashada Aqalka Sare ee maamulka Hrishabeele ayaa hakad la galiyay kadib khilaaf soo kala dehx galay madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Hirshabeele, sida ay warbaahinta qaarkeed us heegeen ilo xog ogaalah oo ka ag dhow madaxtooyada Hirshabeele.
Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed ayaa imika isku haya kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare oo hore loogu murmay markii doroashadu ka socotay gudaha magaalada Jowhar.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa raba in shakhsi uu isagu wato la siiyo kurisga halka uu madaxweynuhuna diiday arintaas, taas oo keentay in hakad uuku yimaado dhammaystirka kuraasta Aqalka Sare ee Jowhar yaalay oo ahaa 8 kuris.
6 kursi ayaa illaa imika ladoortay halkakurisga la isku hayo iyo mid kale uu dhimanyahay imika.
Wixii kasoo kordha khilaafka Guudlaawe iyo DabageedĀ kala soco SAABTV.COM