Waxaa Saaka ku sugan Nabadaynta Labada beelood ee walaalaha ah ay wada qaateen dhawaan, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Somaliland, Maamulka Gobolka Sanaag, Degmada, Masuuliyiin Kale oo Ka tirsan Somaliland, Madax-dhaqameed, Waxgarad Iyo Dadwaynaha Degmada Ceelafwayn

Waxana Halkaasi Laga Akhriyay Qodobada Rasmiga ah ee labada Beelood wada qaateen
Qodobadaas oo dhan 13 Qodob Saakana Laga Hor Akhriyay Reer Ceelafwayn.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow, ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga