Dawladda Ruushka ayaa wacad ku martay in ay kordhinayso weerarada iyo duqaymaha ay ku hayso magaalada Kyiv ee caasimadda Yukrayn, todobaad kadib markii ay iskaga baxday halkaas.

Waa tallaabo ka danbaysay kadib markii markabkii dagaal ee waynaa ee Moskva uu ku degay xeebaha Badda Madaw kadib markii ay duqeeyeen ciidamada Yukrayn oo gantaalo la beegsaday.

Madaxweynaha Yukrayn ayaa Galbeedka ka dalbaday hub kale oo dheeraad ah iyadoo dagaalku kusii adkaanayo.

Ruushka ayaa la filayaa in uu qaado tallaabo aar goosi ah iyadoo uu la wareegay magaalada Maiupol oo maydadku wadooyinka wadhan yihiin kadib dagaalo lagu hoobtay oo halkaas ka dhacay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga