Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa la shiray labada dhinac ee isku haya kuraasta gobolada Waqooyi ee baarlamanka Soomaaliya.

Mahdi Maxamed Guuleed iyo Cabdi Xaashi ayuu xafiiskiisa ugu yeedhay raysalwasaare Rooble, halkaas oo Cabdi Xaashi uu dalbaday in la siiyo hal maalin oo dheeraad ah taas oo uu aqbalay raysalwasaaraha.

Kulanka ayaa yimi kadib makii Cabdi Xaashi uu ka digay in doorashada Hal dhinac ay noqoto.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga