Raysalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo ku sugan magaalada Geneva ayaa digniin u diray ciidamada Soomaaliya.

Rooble ayaa taliyayasha ciidamada uga digay in ay wax carqalad ah ku sameeyaan doorashada socota ee magaalada Muqdisho, xili gudoomiayaha ku meel agadhka ah ee golaha shacabka uu shalay sheegay in weerar lagu qaaday.

Taliyayaasha ciidamada nabad sugida iyo booliska ayuu ugu baaqay in ay ka fogaadaan wax lug ah oo ay ku yeeshaan carqaladaynta socota ee doorashada, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga