Dawladaha Reer Galbeedka ayaa ka cago jiidaya in ay taageero ciidan oo toos ah siiyaan dalka Yukrayn, ka hor inta aanu Ruushku dalkaas qabsan bishan bilanaysa.
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaan weli isku raacin mawqifka ay qaadanayaan iyadoo la arkayo dawladaha qaar diidmo soo saaraya.
Ingiriiska ayaa sheegay in aanu wax ciidamo ah u dirahayn dalka Yukrayn, halka Maraykankana aan la hubin balse hub uu ku taageeray.
Deegaanada bariga Yukrayn ayay lasoo daristay cabsi xoogan iyo xaalado biniaadamtinimo, lamana oga waxa dhici doona todobaadada soo socda.