Raysalwasaarihii waddanka Sudan ayaa dib loogu dhiibayaa talada dalkaas kadib heshiis lagu gaadhay magaalada Kharduum ee caasimadda Sudan.

Heshiiska ayay milatarigu ku aqbaleen in talada lagu wareejiyo dawladda rayidka ah si ay dalka u gaadhsiiso doorashada rasmiga ah.

Waa tallaabo timi kadib cadaadisyo xoog leh oo la saaray milatariga talada af genbiyay, iyadoo dhaqaale badan oo Sudan loo balan qaaday laga jaray.

Wixii kasoo kordha kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga