Raysalwasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya ayaa safarkiisii ugu horeeyay ugu baxaya dibadda, iyadoo lagu wado in uu maanta oo Axad ah safro.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagi doona dalka Kuwayt, halkaas oo uu kaga qayb gali doono tacsi ballaadhan oo loo qabanayo amiirkii Kuwayt ee dhawaan geeriyooday.

Rooble ayaa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo madaxda Kuwayt oo uu kala hadli arimaha Soomaaliya iyo Kuwayt.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga