Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta tegaya magaalada Dhuusamareeb halkaas oo booqasho rasmi ah uu ku tegay.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa ujeedada safrkiisu yahay in uu u kuurgalo hawlaha doorashooyinka ee ka socda Galmudug, isagoo kormeer ku samayn doona meelaha ay ka dhacayaan doorashooyinka aqalka shacabka.

Rooble ayaa hore u balan qaaday in ay dhamaystiri doonaan hawlaha doorashada sida ugu dhakhsaha badan,xili la dalbanayo in inta aanu sanadku dhammaan la dhamaystiro doorashooyinka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga