Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez iyo Mudane Hassan Hamza.

Inkasta oo aan si faahfaahsan looga hadal waxa ay ka wada hadleen raysal-wasaare Rooble iyo danjireyaasha dalalkan, ayaa waxaa lagu sheegay inay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka labada dal kala dhexeeya Soomaaliya.

Kulankani ayaa kusoo beegmaya xilli muran xooggani ka taagan yahay doorashada madaxwaynenimada Soomaaliya.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga