Ra’iisul wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in uu is casilay

 

is Casilaada Hailemariam Desalegn ayaa ku soo beegantay Xili ay Dalka Ethiopia Ka jirto xiisad siyaasadeed iyo rabshadihii ka dhacay waddanka kaas oo Xataa Sababay in Xabsiyada Laga soo saaray kumanaan maxaabiis si loo yareeyo xiisadaha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga