Allah haw naxariistee Laba Carruur ah, Aabahood iyo Hooyadood ayaa maanta ku geeryooday Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa, ayaa ka hawlgalay maydadkana ka soo saaray guriga dumay.

Maydadka, ayaa hadda la keenay cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa sida ay sheegeen ciidanka dab-demiska Somaliland.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay oo xaqiiqo ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga