Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa tilmaamaya in hal qof uu ku dhintay qarax ka dhacay is-goyska Taleex oo ah meel ay ganacsiyo badani ku yaalaan.

Xogaha hordhaca ah ayaa tilmaamaya in qofka dhintay uu ahaa wado-nadiifiye, isla markaana qaraxa lagu soo qariyay agabka qashinka lagu qubo, sidaana uu ku qarxay.

Qaybo kooban oo magaalada ah ayaa gujta laga maqlay.

WARARKA KASOO KORDHA KALA SOCO SAABTV.COM.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga