Qaraxa, ayaa la sheegay inuu ahaa miino dhulka la geliyay, iyadoo qaraxa ka dhashayna uu saamayeey baabuur ay leeyihiin ciidanka dawladda Soomaaliya oo markaa jidka socday.

Dadka ku naf waayay qaraxan, ayaa la sheegay in laba ay kamid ahaayeen ciidanka saadka ee gobolka Shabeellaha Hoose ee ciidanka xoogga, kaas oo ay sheegatay ururka Alshabaab oo ka dagaallanta Soomaaliya.

Qaraxan, ayaa imanaya kadib markii qarax ismiidaamin ahaa ay ku naf waayeen saddex qo oo rayid ahaa wax ka yar hal todobaad.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga