Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay  in ka badan 100 qofna waxaa soo gadhay dhawacyo

kala duwan ka dib markii gadhi lagu rakibay qarax uu isku qarxiyey badhtamaha magalada  kapul ee casimada dalka afganistan

Goobtan uu qaraxu ka dhacay ayaa uu dhaweyd xarumo ay leeyihiin haayado u badan kuwa gargaarka oo ka hawl-gala dalka afganistan

Masuuliyada weerarkana waxaa sheegtay kooxda Taliban ee dagaalka kula jira dawlada dalka afgaanistan

Werarkan ayaa ku soo beegmaya xili uu gebogebo marayo wadahadlkii uu dhexeyey kooxda Taliban iyo maraykanka kaas oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka mudada dheer lagula jiray kooxda Taliban

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga