Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shir uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo maalinta berri ah ka furmaya magaalada Dhuusamareeb.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iskugu yeedhay xubnaha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir si loo xaliyo khilaafka doorashada ka taagan.

Qaramada Midoobay waxay dhinacyada usoo jeedisay in ay heshiis gaadhaan iyagoo tix galinaya heshiiskii bishii September ee sanadkii hore.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga