Qaramada Midoobay waxay balan qaaday malaayiin dollar oo ay ku taageerayso abaaraha ka jira Soomaaliya oo imika deegaano badan laga dayarinayo xaaladooda.

Sanduuqa xaaladaha degdega ah ayaa lagasoo saarayaa adduun dhan $17 million kaas oo loogu talo galay in imika wax lagaga qabto xaaladaha ugu daran ee ka jira Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay muddo 30-sanno ah waxay wayday saddex xili roobaad oo xidhiidh ah, taas oo malaayiin Soomaali ah ku khasabtay in ay u baahdaan gargaar.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga