Madaxweynaha Ruushka ayaa digniin culus u diray wadamada Reer Galbeedka ee taageerada siinaya Yukrayn.

Putin wuxuu si gaar ah uga hadlay taageerada dhanka hubka, wuxuuna ku hanjabay in wadamadaasi ay ka kulmi doonaan jawaab iftiinka ka dheeraysa.

Hadalada Putin ayaa lagu macneeyay hubka nukliyeerka iyo gantaalada rabadhka ah.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili Reer Galbeedku ay kordhiyeen hubka ay siiyaan dawladda Yukrayn.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga