Maamulka Puntland ayaa taageero u muujiyay raysalwasaaraha Soomaaliya, xili ay madaxweynaha isku hayaan xil-ka-qaadista taliyaha NISA.

War kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa laguogaadiyay xil ka qaadistii uu Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyay taliyaha naad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yaasiin.

Xalay ayuu Rooble la shiray taliyayaasha ciidamada Soomaaliya oo uu ku jiro taliyaha cusub ee NISA, Bashiir Goobe.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga