Puntland waxay soo saartay murashaxiinta u taagan Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ee metelaya deegaanada maamulka Puntland.

Liiskan waxa ka maqan xubno la filayay in ay soo laabtaan oo uu ka mid yahay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke halka uu mar kale soo noqday madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole.

Waa kan liiska 21-ka murashax:

1- Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo Maxamed Cusmaan Colaad
2- Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) iyo Kawsar Cabdulaahi Xirsl
3- Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) iyo Maxamed Geedi Maxamuud
4- Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) iyo Cabdullaahi Maxamed Xaashi Nuur
5- Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan) iyo Ismaaciil Mire Muumin
6- Daahir Ayaanle Saciid iyo Maxamed Cumar Maxamed
7- Farxaan Cali Xuseen iyo Hodan Isxaaq Maxamed
8- Saynab Ismaaciil Maxamed iyo Aamina Jaamac Ibraahim
9- Cabdiqani Geelle Maxamed iyo Cabduqadir Maxamad Yuusuf
10- Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad iyo Naciima Axmad Bakar
11- Sareedo Maxamed Xasan iyo Fartuun Yusuf Jamac

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga